Camaliyad Istish-haadi ah ayaa goordhow ka dhacday xero ku taalla duleedka Muqdisho oo la yiraahdo “Roob Da’ay” taas oo ay deganaayeen maleeshiyaat taabacsan sirdoonka kooxda ridada Soomaaliya.
Khasaare xoogan ayaa gaaray cadowga, waxayna hadda daadgureynayaa meydadkii iyo dhaawacyada kaga halaagsamay camaliyada.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha-Allaah.
Kusoo biir janaladeena Telegram-ka 👇