Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus kula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Buulo Xaaji ee hoostaga magaalada Kismaayo.
Dagaalka markii muddo kooban socday ayey maleeshiyaatka Murtadiinta inta bad baaday bilaabeen iney deegaanka isaga cararaan.
Dhimasho iyo dhaawac maleeshiyaatka Ridada ah wey jirtaa.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xabsiga kasii daayeen maxabiis ku xirneed xabsiga Buulo Xaaji waxeyna Mujaahidiintu maxaabiistaas usoo kaxeeyeen deegaanada amniga ah ee lagu maamula shareecada Islaamka.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu waxey gabi ahaan burburiyeen saldhigii Murtadiinta ee deegaanka Buulo Xaaji.