Dhagayso Andalus Podcast Oo Lagu Waraystay Injineer Xusseen Cabdi Aw-gaab.

Feb 6, 2025

Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah,  waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.

Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu  gorfeeyaa mawaadic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.

Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Injineer Xusseen Cabdi Aw-Gaab iyo mashaariicda uu 17-kii sano ee lasoo dhaafay ka hir-geliyey gobollada lagu maamulo shareecada Islaamka. 

HOOS KA DHAGEYSO XALQADA IYO KUWII KA HOREEYAY