FAAHFAAHIN: 13 Askari oo lagu Dilay Dagaalkiia Biya-Cade

Mar 2, 2025

Faahfaahino:

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo shaley ka dhacay magaalada Biya-Cadde ee wilaayadda Shabeellada Dhexe kuwaasi lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada.

Dhimashada maleeshiyaatka ridada ee dagaaladii shaley waxay gaarayaan 13 askari oo lagu dilay dagaaladaasi, halka lagu dhaawacay 9 kale, waxaana murtadiinta shaley laga gubay gaari C/Bile ah.

Dhinaca kale, waxaa maalinkii labaad magaalada Biya-Cadde si buuxda gacanta ugu haya ciidamada Mujaahidiinta oo shaley la wareegay, iyadoona dadka deegaanka ay soo dhaween u sameeyeen ciidamada Mujaahidiinta ee deegaankooda soo gaaray.