Dagaalladii maanta ka dhacay deegaanka Beerayabaal ee duleedka Buulaburde ee lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada, dhimashadu waxay gaartay 28 askari oo Murtadiin ah, dhaawacana waa 31 kale.
Waxaa sidoo kale Mujaahidiinta dagaaladaasi ku gubeen gaari Nooha ah oo murtadiinta lahaayeen.
Qaar kamid ah magacyada Murtadiintii lagu dilay dagaalka waxaa kamid ah:
1-Muumin Faradheere
2-Cabdullaahi Xuseen Geedi.
3-Jeceelow Cusmaan Xasanow.
4-Maxamad Cali Xaamud.
5-Baryare Axmad Gobsuge [Sarkaal].
6-Maxamad Cabdullaahi Shiilow.
7-Muxuyadiin Cabdullaahi .
8-Maxamad Abuukar Hagar
9-Maxamad Salaad Taangi
10-Cabdullaahi Bishaar Dhaqtar.
11-Maxamad Nuur Maalin- Horjooge macawiisley ah.
Qaar kamid ah askartii lagu dhaawacay waxaa kamid ah:
1-Cumar Cali Farey.
2-Ciise Yuusuf Maxamad Jabiil.
3-Abuukar Maxamad
4-Dhaladheer- Sarkaal Taliye Urur ah.
5-Cabdullaahi Xasan- Sarkaal
6-Cusmaan Geedi- Waa Sarkaal ciidan, horayna usoo noqday duqii magaalada iyo taliyaha Amniga magaalada Buulaburde.