Gurguurte oo Ganacsatada Soomaaliyeed Ku Tilmaamay Tuugo.

Sep 30, 2024

Madaxwaynaha Kooxda Ridada Soomaaliya murtad Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ganacsatada Soomaaliyeedka aflagaadeeyay gob fagaare ah isagoo dhanka kalane ugoodiyay.

Murtad Gurguurte ayaa tuugo ku tilmaamay ganacsatada Soomaaliyeed ee ak xeeladaysanaya lacaga baada ah ee ay kusoo rogtay Kooxdiisa, waxa uuna yiri

“Haddii laga dhuunto Canshuur bixinta waa tuuganimo iyo dambi waana lagugu ciqaabaya, sax ma ahan inaad badasho lambarka Merchant-ga”.

Hadalka Gurguurte ayaa wuxuu kusoo beegmay iyadoo shacabka Soomaaliyeed ay dhibane uyihiin lacagaha baada ah ee ay soo kordhisay Koxda Ridada kuwaas oo saamaynaya dhaqaaqyada ganacsi ee caasimada.

Iyagoo dareensan culayska ay kala kulmayaa nidaamka ridada iyo duruufaha dhaqaale ee ku xeeran ayeey qaar kamid ah ganacsatada magaalada Mogdisho waxay keeneen xeelado ay uga badbaadi karaan , balse waxaa loo taxaabay xabsiga iyadoo kuwa kale ay madaxda ridada uga goodinayso fagaarayaasha.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bishii lasoo dhaafay ee Safar waxay dginiin udirtay shirkadaha iyo shaqsiyaad ku lugta leh boobka hantida umada Soomaalyeed, si gaar a kuwa uhogaansamay awaamirta ridada ee lagu boobayo hantida umad,a qorshahaas oo laga soo meersaday waxa loogu yeero hay’ada Lacagta Aduunka ee IMF Word Bankiga.