Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen askar ka tirsan kuwa dowlada Saliibiyadda Kenya oo ku sugnaa tuulada madax Muruub ee hoostagta degmada Faafi ee gobalka Gaarisa kuwaasi oo ilaalo ka hayay ceel biyood dowlada Saliibiyadda Kenya ka qodoneysay deegaankaas.
Dagaalka ayaa markii muddo kooban socday askarta Saliibiyiinta Kenya bilaabeen iney isaga cararaan deegaanka.
Wixii faahfaahin ah ee kasoo korora waan soo gudbin doonaa Insha-Allah.
Kusoo biir bareheena Telegramka 👇