Heshiis dhaxmaray Erdougan iyo madaxa maamulka daba dhilifka ah ee daanta galbeed Maxamuud Cabaas.
Sida joornaalo badan ay kasoo xiganayaan warbaahinta rasmiga ah ee Turkiga, xukuumada Ankara ayaa shaacisay in maamulka Maxamuud Cabaas ay la gashay hesiis dhanka aminga ah.
Waxaa qoraalka lagu sheegay in Turkiga uu tababaro ciidan sii doono askar cusub oo la huwiyey magaca ah fulinta sharciga Filistiin.
Dhanka kale waxa uu heshiiskan dhigayaa in Turkigu uu ciidamo walba geyn karo gudaha Daanta Galbeed, isagoona halkaas ku bixin kara tababaro ciidan oo nuuc walba ah.
Ma jiraan ilaa hada falanqeyno iyo gowrfeyn lagu sameeyey qodobkan, waxaana lawada sugayaa sida ay khubaro badan usoo dharaan dhiriyaan ujeedka Turkiga ee talaabadan, ma iska leexin indhaha shucuubta muslimka mise dano kale oo dheeri ah.
FAAFREEB PRO