Waxaa saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta bariga Afrika si aad ah ugu baahay hadal uu saacado ka hor jeediyey wasiirka arimaha dibada Itoobiya ninka lagu magacaabo Taye Atsekeselassie.
Waxa uu ninkan isagoo warfidiyeenka kula hadlayey gudaha wadankiisa uu soo hadal qaaday arimo dhowr ah oo ay ku jirto sida ay u arkaan heshiiska dhaxmaray kooxda ridada iyo dowlada dba dhilifka ah ee Masar walow si siyaasadeesan oo cadeen uu kaga hadlay arinkaas.
Waxa uu muujiyey iney ka xunyihiin oo aysan marnaba aqbali doonin nin Qaahir ciidamadeeda ay qeyb ka noqdaan duulaanka cusub ee 2025 la doonayo in lagu soo qaado dalkan Soomaaliya.
Waxa uu dhanka kale ninkan soo hadal qaaday awooda xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab iyo sida ay gobolka ugu sii xogeysanayaan marba marka kasii dambeysa.
Wuxuu Taye qiray in awooda mujaahidiinta ay ka halis badantahay sidii hore, aysana ahayn sida ay moodaan dadka qaar isagoo ula jeeda iney cudud ahaan ka xoog badanyihiin sidii horey loo ogaa, waa sida uu hadlka u dhigee.
“ii ogolaada inaan qaabkan uga hadlo awooda Al-Shabaab, waa mid kamid ah kooxaha argigixiso ee ugu taajisrsan caalamka, waa koox abaabulan aragti ahaan iyo siyaasad ahaanba awoodna leh, waxaa laga yaabaa in mararka qaar la iska indha saabo awoodooda, balse midaas waxay dhibaato usoo jiideysaa dalalka dariska la ah Soomaaliya oo kaliya awoodooda kuma koobnaaneyso gudaha Soomaaliya” waxaa sidaas yiri wasiirka arimaha dibada Itoobiya.
Waxa uu inkaan hadalkiisa sii raaciye “hadii aad u maleyneysaa in kooxdan ay tahay mid sahlan, waxaan idiin xusuusinayaa dhacdooyin ay ka geesneen dalalka dariska ah qeybtood, intiina dhalinyarada ah waad ogtihiin, kuwiina soo harayna waxaan rajeynayaa inaad akhirsateen maqaalada la xiriira”.
Waxa ugu dambeyn ninkan marar furayaa in hal bacaad lagu lisay ay noqotoay xamladii bowda qaawiska is taag taaga lagu laray ee uu murtad Xasan Sheekh Maxamuud kusoo qaaday wilaayaatka islaamiga ah misana uu sheegay iney kusoo afjarayo awooda xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab.
FAAFREEB PRO