jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa soo saartay tirakoobka howlgalladii udanbeeyay ee ay fulisay bishii lasoo dhaafay ee Rabiicul Awal, kuwaas oo ay si isku mid ah ugu beegsatay murtadiin iyo calooshood u shaqeystayaasha Ruushku hoos taga ee Fagner.
Sida lagu xusuay warka qoraalka ah ee ay nashrisay jamaacadan, Inkabadan 25 howlgal ayaa lagu soo waramayaa iney dheceen kaliya bishaan, kuwaasoo lagu naafeeyey cadawga midaibada kala duwan leh.
Weeraradaas ayaa isku jira dagaallo toos ah, duqeymo, iyo howlgaallo inqimaasi ah oo ay dhiig badan uga daadiyeen murtadiinta.
Waxay lagu sheegay war qoraaleedka Nusratul Islaam Wal Muslimiin, in guud ahaan bishii Rabiicul Awal dhagta dhiiga loodaray ilaa 497 isugu jirta askar iyo saraakiil ciidan, waana tirakoob muujinaya xadiga dharbaaxada gaartay cadawga lagu horfadiyo furimaha galbeedka Afrika.
Mujaahidiinta Saaxilka iyo Saxaraha Afrika ayaa tan iyo bilowgii sanadkan geesanaya weeraro lixaad leh oo ay ku beegsanayaan murtadiinta iyo murtazada Fagner, waxaana la xusuustaa midkii dhacay 18-kii September ee sanadkan 2024, kaasoo lagu beegsaday garoonka millatariga ee sida aadka ah loo ilaaliyo amaankiisa ee kuyaal magaalada Bomako ee caasimadda u ah dalka Maali.
Waxaana Allah fadligiis halkaas cadawga lagu gaarsiiyey khasaaro xoogan oo isugu jira mid nafeed iyo mid hantiyadeed intuba.
FAAFREEB PRO