Dagaalladii maanta ka dhacay deegaanka Beerayabaal ee duleedka Buulaburde ee lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada, dhimashadu waxay gaartay 45 askari oo Murtadiin ah, dhaawacana waa 45 kale.
Waxaa sidoo kale Mujaahidiinta dagaaladaasi ku gubeen gaari Nooha ah oo murtadiinta lahaayeen.
Galgaduud
Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Masagawaa ayaa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maleyshiyaatka Macawiisleyda ridada, kaas oo lagu magacaabi jiray Cabdi Daahir Cusmaan
Gedo:
Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Luuq ee Gedo ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana ku dhintay 2 askari oo ridada ka tirsan.