LIVE – Si Isdaba Joog ah ula Soco Dagaalada Maanta ka Holcaayo Sh/Dhexe.

Feb 20, 2025

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weeraro xasmin ah ku qaaday saldhigyadda maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin deegaanada kala Ceel-Cali-Axmed, Daarunicma, iyo deegaanka Cali-Fooldheere.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

UPDATE CUSUB.

DEG DEG: Mujaahidiinta waxay la wareegeen saldhigga maleeshiyaatka ridada ee deegaanka Daarunicma ee Shabeellada Dhexe.

UPDATE CUSUB.

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta waxay la wareegeen deegaanka Ceel-Cali Axmed ee Shabeellada Dhexe.

UPDATE CUSUB.

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta waxay la wareegeen deegaanka Cali-Fooldheere ee Shabeellada Dhexe

UPDATE CUSUB.

DEG DEG: Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka ridada ayaa wuxuu ka dhacay duleedka deegaanka Al-Khowthar, waxaana jira askar iyo saraakiil lagu dilay dagaalkaasi.

UPDATE CUSUB.

DEG DEG: Weerar Xasmin ah ayaa hadda ka bilowday deegaanka Al Kowthar ee Shabeellada Dhexe.

UPDATE CUSUB.

Kornel Xasan Dhicisow oo ah Taliyaha Booliska Hirshabeelle waxaa lagu dhaawacay dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Cali-Fooldheere.

UPDATE CUSUB.

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta waxay la wareegeen hadda deegaanka Al kowthar.