Maleeshiyaat hubaysan oo gadoodsan kana tirsan Kooxda Ridada Soomaaliya ayaa gaaray deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud.
Maleeshiyaatkaan oo horay uga tirsanaa kooxaha mushrikiinta ayey Kooxda Ridada ciidamaysay balse waxay ka jaratay mushaarka taas oo keentay in gadoodaan.
Iyagoo watay toban kamid ah gaadiidka dagaalka ayeey gaareen xarunta mushrkiinta ee Huurshe oo ah deegaan dhaca inta udhaxaysa magaalooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cabudwaaq.
Askartaan ayaa lagu xujeeyay in ay la yimaadaan hubkii ay ku dagaalami lahaayen taas oo keentay in ay caroodaan mushaarkana laga jarto.
Waxaa suurtagal ah in markale uu dib ubillaawdo dagaallada udhaxeeya Kooxda Ridada iyo kooxaha Mushrikiinta maadaama ay hada heleen cuduud ciidan oo xoogan.