Waaxda Arrimaha Dibadda ee dowladda saliibiyad ah ee Mareykanka ayaa joojisay socdaalka qaxootiga loo ogolaaday in ay soo galaan Mareykanka.
Waxayna midaan kusoo aaday sida lagu waramayo Laba maalin kaddib marki uu Donald Trump saxiixay wareegto uu ku joojiyay barnaamika dadka qaxootiga ah ay ku yimaadaan Mareykanka.
27-ka bishaan Janaayo ayuu dhaqan gali doonaa waqtiga kama danbeysta ah ee la joojinayo bartnaamijka dib u dajinta qaxootiga ee gudaha Mareykanka.
Kumannana qaxooti ah oo ay ku jiraan ilaa 1,600 oo qaxooti Afgaaniyiin ah oo heystay fiisaha dal ku galka ayuu durba saameeyay go’aanka maamulka Trump.
FAAFREEB PRO