Baay.
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen degmada Diinsoor waxey ku dileen gudoomiye xaafadeed ka tirsanaa maamulka Ridada ee degmadaas.
Murtad la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Mayow.
Baay:
Qarax Mujaahidiinta ay caawa ka fuliyeen saldhigga maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin xaafada Hareeri kaadiyow ee magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay maleeshiyaat halkaasi ku sugnaa, waxaana ku dhaawacmay askari Boolis ah oo lagu magacaabo Garuun.