Midowga Gaalada Afrika oo Imaaraatka Ka Dalbaday Maalgalinta Dullanka AUSSOM

Jan 11, 2025

Xilli hubanti la’aan ay ka taagantahay cidda sida rasmiga ah umaalgelinaysa isbahaysiga saliibiga AUSSOM ee dhowaan uu meelmariyay waxa loogu yeero golaha ammaanka Q.Midoobe ayay hoggaanka isbahaysigan dhaqaale ka raadinayaan qaar kamid ah dowladda dawaqiidda khaliijka ee ku lugta leh duullaanka soomaaliya.

Madaxa Ururka midowga Afrika ee soomaaliya ayaa sheegay in uu dowladda Imaaraatka Carabta kala hadlay arrimaha ku saabsan taaba gelinta taxaalufka AUSSOM iyo ladagaallanka waxa loogu yeero argagaxisada.

Max’med Amiin Alsuweyf ayaa war uu soo saaray ku sheegay in uu xerada Xalane kula kulmay Axmed Jumca Al-Rumeythi oo ah safiirka dowladda Riddada Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya, dhinacayada ayaa islasoo qaaday maalgelin xumada ay wajahayaan saliibiyiinta Afrikaanta kuwaas oo deyro kala kulmay dowlaha reergalbeedka.

Ururka Midowga Afrika ayaa mujrimiinta Imaaraatka Carabta ka doonaya in ay dacmiyaan kumanaanka ciidamada afrikaanta ee duullaanka saliibiga ah uga jira soomaaliya.

Falnaqeeyaasha ayaa aaminsan in dabadhilifyada Imaaraadka carabta aysan awood ulaheyn sii wedidda maalgelinta kufaarta afrikaanta oo ay horay ugu daaleen dalalka reergalbeedka gaar ahaan Midowga Yurub iyo Mareykanka.

Imaaraadka Carabta ayaa safka hore uga jira xamalaadka saliibiga ah ee lagusoo qaaday dunida muslimka ah isagoo lugta kula jira meel walba oo lagula dagaallamayo islaamka iyo ehelkiisa.

Horraantii sanaddii 2024 weerar barakaysan oo dagaalyahanka katirsan mujaahidiinta alshabaab uu ka fuliyay saldhig kuyaal magaalada muqdisho ayuu dhegta dhiigga ugu daray mujrimiintii ugu sarraysay dowladda riddada Imaaraadka Carabta ee dalalka Soomaaliya iyo Yemen.