Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee garoonka diyaaradaha ee degmada Baraawe.
Isla Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah oo ku socdaaleysay agagaarka deegaanka Cadow Dibille ee hoostaga degmada Afgooye.
Qaraxa ayaa haleelay mid ka mid ah gaadiidkii kolanyada isla goobta ayuuna ku basbeelay waxaana baqti iyo dhaawac noqday askartii la socotay gaariga la qarxiyay