Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa maanta jeediyay fariin digniin ah oo kusocota Shirkadaha, Bangiyada iyo Shakhsiyaadka ku lug leh boobka hantida shacabka muslimka ah ee Soomaaliyeed.
Sheekha ayaa kalimadiisa kusoo hadal qaaday canshuuraha ay soo rogtay Kooxda Ridada Soomaaliya iyo shirkadaha uhogaansamay awaamirta ridada.
Waxaa loo diray dginiin kama danbays ah iyadoo loogu baaqay in ay kala doortaan In madax banaanidooda ilaaliyaan iyo in lamarsiiyo ciqaabta ay ka mutaystaan shareecada islaamka.
Shacabka Soomaaliyeed ayaa mudo kooban loogu qabtay in ay kala baxaan hantidooda shirkadaha khiyaanay amaanada dalka iyo diinta, ee uhogaansamay awaamirta cadowga Alle.
HOOS KA DAAWO KALIMADA SHEEKH CALI DHEERE 👇
GUJJI HALKAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA