Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta Iyo saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Jannaale.
Isla Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay weerareen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Sabiid.
Gedo
Howlgal qarax ah oo xalay ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen gudaha degmada Baladxaawo ayaa lala beegsaday fareesiin ay ku sugnaayeen maleyshiyaatka Murtadiinta, gaar ahaan koontaroolka looga baxo dhanka Garbahaarrey, waxaana ku dhaawacmay ilaa labo askari.
Isla Gedo: Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday, xerada ay askarta Xabashida Itoobiya ku leeyihiin degmada Baardheere ee gobalka Gedo.