Murtad Faysal oo Eedeyn Ujeediyey Madaxa Kooxda Riddada.

Aug 11, 2024

Mid kamid ah xillidhibaanada maamulka ashahaada la diririka ah ee Puntland ayaa eedeyn culus u jeediyey madaxa kooxda ridada Soomaaliya murtad Xasan Sheikh Maxamuud.

Murtad Faysal ayaa hogaamiyaha kooxda Muqdisho ku eedeeyey inuu kala qeybinayo maamulada ay gaaladu ka dhisteen wadanka, gaar ahaan kan Puntland.

Waxa uu sheegay inuu Xasan Sheikh hora ugu hanjabay in Puntland ay ku dumi doonto 24 saac balse taas ay been noqotay waxna uusan ka qaadi karin.

“Xasan Sheikh Adigoo 75 jir ah in aad ka shaqeyso kala qeybinta umadda waa Nasiib darro” ayuu yiri murtadkan.

Waxa uu sidoo kale murtadkan ka dhawaajiyey in xitaa Xasan Sheikh uu isku dayey inuu kala dilo isaga iyo xilldhibaano dhowr ah oo wada yimid Muqdisho.

HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA FAYSAL 👇

FAAFREEB PRO