Qarax Lagu Dilay Askar Katirsan Ciidanka Uganda oo ka Dhacay Shabeellada-Hoose.

Feb 5, 2025

Howlgaladii Ugu Dambeeyay.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldgiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Ceelbarde.

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey 4 qarax la beegsadeen kolanyo Kufaaarta Afrikaanta ah oo sahay waday kana baxday deegaanka Nambar60 kuna sii jeeday deegaanka buufow.

Baqtiga waa 1 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.

Dhaawaca waa 5 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.

Diyaarad Elecobtar ah ayaa goobta ka qaaday baqtiyada iyo dhaawacyada Kufaarta Afrikaanta.