Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo roonda ku jiray gudaha degmada Buurhakabo waxaa jirta khasaara murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaas.
Galgaduud:
Qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen deegaanka Wanniile duleedka degmada Ceeldheer ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana ku dhintay Sarkaal Miina-baar ahaa oo ka tirsanaa maleeshiyaatkaasi.
Howlgaladii Ugu Dambeeyay.
Shabeelada dhexe.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey deegaanka Buurane ee duleedka degmada Mahadaay qarax kula beegsadeen gaari Nooha ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Ridada kuwa Bangarafta ee Mareykanka uu tababaray.
Dhimashada waa 2 askari oo Murtadiin ah
Dhaawaca waa 6 askari oo Murtadiin ah.
Gubashada waa gaari Nooha ah.
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar qorsheysan la beegsadeen isbaarada Murtadiinta ee deegaanka Goofduud Buurey ee hoostaga degmada Baydhabo.
Dhimashada waa 2 askari oo Murtadiin ah.
Qaniimada waa 2 qori AK47 ah iyo Booshashkooda.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Afrikaanta ee Eleboorka degmada Baraawe.
Sidoo kale Mujaahidiintu waxey xalay weerareen xerada Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Ambareeso.