Qaraxyo Ka Dhacay Baydhabo oo Saraakiil Lagu Weeraray

Mar 3, 2025

Baay:

Mujaahidiinta ayaa xaley weerar qarax ah ku qaaday guri uu magaalada Baydhabo ka dagan yahay Maareeyaha Garoonka Baydhabo Isxaaq Moola Madow.

Sidoo kale, Mujaahidiinta waxay xaley qarax ku weerareen goob dadka ay ku baaraan maleeshiyaatka ridada ee NISA oo ku taalla gudaha magaalada Baydhabo, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo maleeshiyaatkaasi gaaray.