Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Naani oo hoostaga magaalada Gaarisa waxey ku dileen Mujrim si aad ah u dhibay dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan gaarisa kaasi oo muddo ay ku daba jireen Mujaahidiinta.
Mujrimkaan ay Mujaahidiintu dileen ayaa lagu magacaabi jiray Deeqow Isxaaq Aadan kaasi oo ka mid ah saraakiisha maleeshiyaat Murtadiin ah oo dowlada Saliibiyadda Kenya ay ka sameysatay Gaarisa.