Sawirro: Al-Qaacida oo Burkiina-Faaso Ka Dishay 141 Askari .

Aug 14, 2024

Weerar Kamiin ah oo cutubyo katirsan mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal Muslimiin ay ka fuliyeen wadanka Burkiina-Faaso ayaa lagu laayay askar katirsan ciidanka dalkaasi.

Ilaa 141 kamid ah  ciidanka Burkiina- Faaso ayaa lagu dilay weerarkaasi oo ka dhacay inta udhaxaysa deegaanada Faadaa iyo Buunaguu, waxaana lagu gubay ilaa  116 gaari.

Mujaahidiinta ayaa Allaah fadligii waxay howlgalkaan kusoo qaniimaysteen 20 gaari iyo hub isugu nuucyo kala duwan.

Xasuuqaani loo geestay ciidanka dowlada Burkiina-Faaso ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo bishii lasoo dhaafay weerar kamiin ah oo ka dhacay xuduuda udhaxaysa wadamada Maali iyo AL-Jazaa’ir lagu dilay 50 kamid ah murtazaqada Fagnar ee Ruushka iyo 60 katirsan maleeshiyaatka camiilk aha ee Maali. 

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA QANIIMADA 

  

 

Lasoco barteena Telegram

https://t.me/Faafka90