Waxaa tafaasiil laga helayaa madaafiic xalay ciidamada Mujaahidiintu ku garaaceen xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee Kufaarta ay kaga suganyihiin dalka Soomaaliya.
Madaafiicda ayaa ku wada dhacay gudaha xerada xalana waxeyna madaafiicda si gaar ah ugu dhaceen oo ay gubeen xafiisyada iyo xarumaha kala ah.
Xafiiska taliska guud ee ATMIS gabi ahaan waxaa gubtay waxii ku dhex jirayna wey wada gubteen.
Xarunta Safaarada Ingiriiska gaar ahaan qeybta Tumashada gabi ahaan wey gubatay.
Saddex xarun oo UN-ka ku lahaa gudaha xerada Xalane gabi ahaan wey gubteen waxii yaalay xarumahaas wey gubteen.
Sidoo kale waxaa baqti iyo dhaawac noqday askar Kenyaati ah oo ahaa ilaalada gaarka ah ee xarumaha gubtay.
FAAFREEB PRO