Taliyaha sirdoonka xabashida Itoobiya oo Mogdisho yimid.

Jul 27, 2024

Bashiir Ameriko oo ah xildhibaan katirsan baarlamaanka dawaaqiida Kooxda Ridada ayaa sheegay in xerada xalane oo ah taliska ugu weyn ee gaaladu  ku leeyihiin magaalada caasimada ah ee Mogdisho  ku arkay taliyaha ugu sareeya ciidanka  sirdoonka dawlada xabashida Itoobiya

“Xalane waxaan ku arkay ninka ugu sareeya Sirdoonka Itoobiya,Xalane ayuu iska dhex Wareegayaa” ayuu yiri murtad Bashiir Ameeriko.

Masuulkaan katirsan Kooxda Ridada  wuxuu hadalkiisa  cadeyn uyahay  wadashaqeynta ka dhaxaysa nidaamka Xasan Gurguurte iyo dawlada xabashida Itoobiya, wuxuuna sdookale waxba kama jiraan ka dhigayaa hadaallada marin habaabinta ah ee madaxda dabadhilifyada ah la taaganyihiin fagaarayaasha si ay umarin habaabiyaan shacabka Soomaliyeed.

Hoos ka daawo muuqaalka Bashiir Ameeriko.