Tan iyo sanadii 2022 hogaamiyaasha wadamada Jarmalka iyo Ruushka oo markii ugu horeysay kuwada hadlay qadka taleefanka.
Sida lagu daabacay wargeyska Ingiriiska ah ee Al-Sharqul Awsat madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin iyo hogaamiyaha jarmalka Olaf Scholz ayaa saacadihii lasoo dhaafay qadka taleefanka isku dhaafsaday arimo dhowr ah, oo ay ugu horeyso loolanka Moscow kala dhexeeya Kiyev.
Madaxa Barlin ayaa Putin ugu baaqay inuu yimaado miiska wadahadalka si loo soo gaba gabeeyo colaada jiitameysa mudada fog, balse madaxda Moscwo ayaa u muuqda mid arinaak uusan sinaba ugu cunamin, isagoona sheegay in qasab ay tahay soo cesashada dhulka oo hada ka maqan gacantooda.
Gaba gabadii hogaamiyaha Jarmalka ayaa cadeeyey in si buuxda ay weli xumadiisa uga go’antahay taageerida Ukrain, midaas oo uusan wax hadal ah ka dhihin Putin inta uu wada hadalka kula jiray Scholz.
FAAFREEB PRO