Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay caawa wareysi gaar ah la yeelatay Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo ah afhayeenka Ciidamada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana wax laga waydiiyay sheekha howlgalladii u dambeeyay ee ka dhacay wilaayaadka dalka.
Sheekh Cabdicasiis ayaa waraysigiisa uga warbixiyay howlgalladii lagu dhiigbixiyay maleeshiyada murtadiinta iyo ciidamada kuffaarta ee ka kala dhacay wilaayaadka kala ah Mudug, Galgaduud, Sh/dhexe, Sh/hoose iyo Mandheera oo dhulka NFD ah.
HOOS KA DHAGEYSO WARAYSIGA