Askar Itoobiyaan Ah oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Baydhabo

Feb 9, 2025

Baay:

Qaraxii maanta ay Mujaahidiinta ka fuliyeen garoonka magaalada Baydhabo ee lala eegtay ciidamada Itoobiyaanka ee ilaaliya garoonkaasi, waxaa ku dhintay 2 askari oo Itoobiyaan ah, 3 kalana ay ku dhaawacmeen.