Weerar Ciidanka Xabashida Lagu Beegsaday Oo Ka Dhacay Waajid.

Jul 25, 2024

Howlgal qorshaysan ayay ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada islaamiga ah ee Bakool ka fuliyeen afaafka hore ee saldhigga ciidamada saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee degmada Waajid.

Howlgalkan qorsheysan ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxayna mujaahidiintu Allaah fadligiis ku dhaawaceen hal askari oo Itoobiyaan ah.

Dhanka kale waxay ciidamada mujaahidiintu weerar dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga ciidamada saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor, dhowr jiho ayay ciidamada mujaahidiintu ka weerareen saldhigga saliibiyiinta.

FAAFREEB PRO