Weerar Kamiin Ah oo ka Dhacay Wadada Udhaxaysa Ceel-Baraf iyo Jalalaqsi.

Feb 22, 2025

Shabeellada Dhexe:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaley weerar kamiin ah u dhigay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen Saraakiil iyo maleeshiyaat murtadiin ah kuwaasi oo marayey inta u dhaxeeysa Ceelbaraf iyo degmada Jalalaqsi, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka qarax la beegsadeen Koontaroolka Murtadiinta ee isgoyska Seybiyaano ee degmada Hodan.