Weerar Lag Beegsaday Sargaal katirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Ka Dhacay Buurhakaba.

Feb 23, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay weerar qorsheysan la beegsadeen hooyga uu degmada Buurhakabo ka dagan yahay taliye ku xigeenka maleeshiyaatka Ridada ee degmada Buurhakabo Murtadka lagu magacaabo Cismaan Kaara biin.

Sarkaalka si dirqi ah ayuu kaga badbaaday weerarka la doonayay in isaga lagu dila.

Dhimashada waa 2 askari oo Istaafkiisa ka mid ahaa.

Dhaawaca waa 1 askari oo istaafkiisa ka mid ahaa.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Laanta Buuro.