Weerar Lagu DiIay 20 Katiran Ciidanka Burkiina Faaso.

Jul 28, 2024

Ugu yaraan 20 askari oo ka tirsan ciidanka ridada Burkiina Faaso ayaa lagu dilay laba weerar oo ay mujaahidiinta jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ku qaadeen saldhig ciidan iyo bar ay ku kulansanaayeen ciidanka ridada oo dhacda deegaanada kala ah Koorii iyo Kaanshaari oo ka kala tirsan gobolada kala ah Diidoogo iyo Fadanguruumaa ee wadankaasi

Mujaahidiinta ayaa labadaan weerar waxay ku soo furteen 17 qori oo ah nooca AK47 iyo agabyo kale oo milatari.

Weeraradan ayaana imaanaya saacado kadib markii ay ciidamada mujaahidiintu Nusratul Islaam ka fuliyeen gobolka Kiidaal ee dalka Maali Kamiin barakeysan oo cagta lagu mariyay laguna gumaaday kolnyo isugu jirtay murtasaqada Ruushka ee Faagner iyo ciidanka ridada Maali.

FAAFREEB PRO