Weeraro Askar Lagu Dilay oo Ka Dhacay Banaadir iyo Shabeellada-Hoose.

Feb 12, 2025

Ciidamada Mujaahiidintu waxey qarax la beegsadeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku sugnaa xaafada Gubta gaar ahaan Tiida.

Dhimashada waa 1 askari oo Murtad ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay Indhoos

Dhaawaca waa 2 askari oo Murtadiin ah.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Golweyn ee hoostaga degmada Buulo Mareer.