Murtad Aamiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Kooxda Ridada Soomaaliya ayaa fariin goodin ah udiray madaxa ridada murtad Xasan Sheekh Maxamuud.
Jeesow ayaa sheegay in Gurguurte uu doonayo in uu xukunka iska sii joogo islamarkaana uu samaysto mudo kororsi isagoo ku hoos gambanaya waxay uguy eereen doorashooyin qof iyo cod ah.
“Caqliga shacabka Soomaaliyeed yaan lagu ciyaarin, doorasho hal qof iyo hal cod ah waddankan kama socoto, umana dhawo, madaxweynaha ha yiraahdo waa sii joogaa” ayuu yiri murtad Amaiin Daahir Jeesow.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in hadii murtad Xasan Sheekh Maxamuud uu ku etkaysto qorshihiisa la samaeyn doono ficiladii uu sameeyay waqtigii murtad Farmaajo uu joogay Villa Soomaaliya.
“Xasan Sheekh Maxamuud lagama yeelayo inuu iska joogo xukunka, Badbaado Qaran 2 ayaa u diyaarsan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.
Cabdi Ftiaax Al-Siisi madaxwaynaha Masar ee inqilaabka ku qabsaday talada dalkaas iyo Isaias Afwerki madaxwaynaha Eratariya ayuu sheegay in uu ku daynaysano murtad Gurguurte, waxa uuna yiri Jeesow:
“Haddii uu wax kasoo aqristay madaxwenayaasha Masar iyo Eritrea yaa doortay dadkaasi oo role model ay u yihiin”.
Fariimahaan goodiska ah ee ka yimid xildhibaankaan katirsan Kooxda Ridada Soomaaliya ayaa kusoo aadaya iyadoo khilaaf xoogan oo ku salaysan arimaha doorashooyin gaaleed ay hareeyeen madaxda ridada iyo kuwa maamul goboleedyada.
Siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa ku doodaya in uu Gurguurte uu doonayo in uu xukunka iska sii joogo taasna aysan aqbali doonaan, ficiladii uu shalay Farmaajo kaga horyimidna uu isagu samaynayo.
FAAFREEB PRO.