Maxkamada sare ee dowlada Kenya ayaa xukumada Wilyam Ruto ku amartay in ay bixiso lacago malaayiin ah oo la siinayo qooyasaska dadkii lagu dilay weerarkii mujaahidiinta ay ka fuliyeen jamaacada Gaarisa sanadkii 2015.
Lacagtaan ayaa gaaraysa 441 milyan oo shalinka Kenya ah waxaana la siinayaa qooysas gaaraya 147 qooys.
Qooyskiiba waxaa kusoo aadaya lacag dhan sadax milyan oo shilinka Kenya ah, sidookale waxay maxkamada dawlada kaafirada ah ee Kenya amartay in magdhow lasiiyo dadka maskax ahan ugu saamoobay weerarkaasi.
Weerarkii sanadkii 2015 ay mujaahidiintu ka fuliyeen jamaacada Gaarisa ayaa ahaa qayb kamid ah miraha ay dadka Keenyaanka ah ka dhaxleen dullaanka ay dowladoodu kusoo qaaday koonfurta Soomaaliya, Kenya ayaana wali mujaahidiinta kala kulmaysa dhiigbax nafeed iyo mid dhaqaale.